Tixda Miski ee Xasan Geney iyo Rashiid Gadhwayne
Tixda Miski ee Xasan Geney iyo Rashiid Gadhwayne

Waxa aan u malaynayaa su’aasha muranka leh ee ugu horrayn, ku soo dhacaysa dersaha tixda Miski ee Xasan Cabdllaahi “Xasan Ganey”  waa qoddobka mudanka ah ee ay ku aroorayso. Xasan tixdan naftiisa a…

Read more »
20 Aug 2017

QARAARKA MAXKAMADDA DASTUURIGA; MA WUXUU AHAA NINKII ROONI AQALKA HA U HADHO? by Garyaq, Maxamed Axmed Cabdi Bacaluul.
QARAARKA MAXKAMADDA DASTUURIGA; MA WUXUU AHAA NINKII ROONI AQALKA HA U HADHO? by Garyaq, Maxamed Axmed Cabdi Bacaluul.

Qaabka uu u dhignaa Go'aankii ugu dambeeyay Maxkamadda Dastuurga ahaa, wuxuu u muuqday mid ku salaysan hab-dacwadeedka, oo aan shaqo ku lahayn nuxurkii khilaaf ee u dhexeeyay dhinacyada (merit). W…

Read more »
17 Aug 2017

 “Alle Doori Baan Ahay”!! Qore: Maxamed Baashi Xaaji Xasan
“Alle Doori Baan Ahay”!! Qore: Maxamed Baashi Xaaji Xasan

Jikaar iyo muran caalwaa’ ayuun buu awel hore ba saaxiibkii ku yuubayey ee wuu dareensanaa  inuu ka soo baydhay jidkaas ay naftiisu ku naalloon jirtey. Jid uu isku daawan jirey oo sida muraayadda qof…

Read more »
14 Aug 2017
 
Top