Boqortooyadii Xaydha

Boqortooyada xaydhu waa qiso ku sahabsan boqortooyo la magac baxday boqortooyada xaydha ,waxa jira nooc qudhaan jada ka mida oo la yidhaahdo Aboor oo aad wax u qabsada iskii iskuna filan oo guryaha uu dhisto cid walba ay ka faaidaysato oo ay ka galaan roobabka,qoraxda iyo wixii kale ee dhibaayaba.

Aboorku waxa uu u nool yahay koox-koox ama si wada jira ayuu u nool yahay oo uu kaga duwanyahay kagana magac wanaagsan yahay qudhaanjooyinka inta kale.Aboorku waxa uu sidii ahaadaba waxa so food saartay duruufo qalafsan ka dib markii cimiladii iyo degaankii u ku nolaa isbdalay,Tashi dheer ayay waxa go’amiyeen inay yesheen boqor oo taladoodu meel kasoo wada baxdo si durufahan adag looga baxo.<o:p></o:p>

Aboorka waxa uugu darani waa ilayska qoraxda iyo inuu helo roob,waxa ay isla garteen in boqorka ay doranyaan u ahaado Aboor keeni kara roob.<o:p></o:p>

Boqorkii aboorku iska dhex dooray, lakiin waxa uu keenay mushkilad kale oo ah inuu yidhaahdo ha la ii dhiso qasri xaydha.talaa ku cadaatay aboorki oo markii u isku noqday waxay isla garteen madaama u boqorku sidaa dalbaday inay u dhisaan qasriga u doonaayo uugana dhisaan xaydha u doortay.<o:p></o:p>

Qasrigii boqorku markii u dhamaaday waxa uu boqorkii amray in la dhiso taanbuug wayn oo qoraxda ka illaaliya qasriga ,madaama oo u xaydh ka samaysanyahay,waxa u boqorkii mamnuucay ilayska qoraxda,aboorku wax qudha ee guryaha ku dhasan jiray waxay ahayeen roobka iyo ilayska qoraxda oo u qalajin jiray dhismahiisa.<o:p></o:p>

Aboorkii waxa uu mudo sidi ahaadaba oo duruufo kasii qalafsan tii hore ay uuga cabanayeenba ku jiro ,afar ka mida aboorkii ayaa tashaday waxa ay isla garteen inay boqortooyadan xaydha ahi keentay dhibtan si ay meesha uuga baxdana loo baahan yahay in qoraxdii la helo.si hadaba qoraxdii lo helo waxay isla garteen in taanbuuga la daldaloliyo si ilayska qoraxdu u soo galo. Taanbuugii dal daloolo u sameeye,qoraxdiina so gashay boqorkiina meeshii ka bax.

Mudo markii ay ka soo wareegtay Aboorkiina bilaa boqor noqday waxay is tuseen in aan laga maarmayn boqortooyo taladooda iyo cududoodaba midaysa, hadana waxa u samaystay boqor.<o:p></o:p>

Boqorkii markii ay doorteen waxa u golahii la shaqayn lahaa ka soo doortay Aboorkii si shaqo maalmeedkii boqortooyadu u socoto sidoo kale ay adeeg fiican u helaan aboorku,mudo markii ay boqortooyadu jirtayba waxa uu isna la soo baxay cadooyin aanay hore u arag,illaahay cilmigiisa waxa boqorkii la jeclaysiiyey Jiirarka iyo dameeraha oo waxa la arkay uun jiirar iyo dameero ku soo qulqulaaya qasrigii boqortooyada,cida dameerkuna waxay noqotay cida aadka loogu jecelyahay ee had iyo jeer ka ladi wayeen Aboorkii u dhawaa boqortooyadu.<o:p></o:p>

Boqorkii golahiisa marka uu la shiraayo waxa aad u dhibi jirtay in ay so hor fadhiistaan Aboorku oo inta badan ah mid ka hadlaaya uun dundumooyinkiisi iyo Aboorkii kale duruuftiisa.

Dundumooyinku waxa ay noqdeen aboorku waxa uu ugu hadal haynta badan yahay,boqorku aadbuu u necebaystay oo dhagahiisa ayay ka guuxday dundumada iyo hadal haynteedu.Marka ay dayn wayaan hadal haynteeda waxa uu ku jawaabi jiray soynagii boqorada noqonay maxaa keenay inaad hadal haysaan uun dundumadii iyo aboorkii aanu ka nimi iska nafisa oo ku raaxaysta heesaha dameerka.<o:p></o:p>

boqorkii waxa uu amray dhamaan Aboorkii golahiisa ka mid ahaa inay isku badalaan Jiirar ama Dameero.<o:p></o:p>

Aboorkii intiisi badnayd waxa ay isku badaleen jiirar iyo dameero,boqortooyadii o dhami waxay isku badashay jiir wax cunaaya uun iyo dameer ciyaaya.

Aboorkii talaa ku ciirtay o waxa u arkay ina ay mushkilad cusub ay wajaheen oo aanay hore uula kulmin.Aboorka noqon waaya jiir ama dameer waxa lagu celin jiray aboorkiisii oo waxa uu boqorku ku odhan jiray adigu mar hadaad jiir noqon wayday Abooradaadi iskaga noqo,markaas aboorada noqon waayay jiir ama dameer waxa ay dib uugu so noqon jireen meelaha ay inta badan ku shiraan aboorku,waxaanay noqon jireen Aboor ka tilmaaman aboorada kale oo aad taladooda loo dhageysto madaama ay ku adkaysteen jinsiyadoodii aboor nimo.<o:p></o:p>

Qoladii jiirarka isku badashay kumay noqon jiriin aboorkii ay ka dal doorsadeen oo xanuuno ayaa ku dhici jiray waxaanay ahayeen qaar takooran o aboorka intiisa kale gees iskaga leexiyo iskana illaaliyo inay so dhex galaan.<o:p></o:p>

Aboorkii boqortooyadii jiirarka wa ay ka takhalaseen waxaanay isla garteen aboorka danbe ee ay boqorka ka dhigayaan inuu shuruudo yeesho………………………la soco<o:p></o:p>

<o:p></o:p>

Boqortooyadii Xaydha Boqortooyada xaydhu waa qiso ku sahabsan boqortooyo la magac baxday boqortooyada xaydha ,waxa jira nooc qudhaan jada ka mida oo la yidhaahdo Aboor oo aad wax u qabsada iskii iskuna filan oo guryaha u… Read more » 12 Feb 2018